Dibad baxayaal careesan oo galay xarun Baarlamaan, Dabna qabadsiiyay

Dibad baxayaal careesan ayaa xoog ku galayd dhismaha xarunta Baarlamaanka dalka Libya ee kutaalla Magaalada Tobruk, waxa ayna dibad baxayaasha dab qabadsiiyeen dhismaha xaruntaasi ay ku shiraan Baarlamaanka. Dadka banaan baxa dhigayay oo u badnaa dhallinyaro ayaa ka careesnaa xaalada siyaasadeed iyo is mari-waaga dalkooda ka taagan iyo sidoo kale sicir bararka iyo xaaladaha kale … Continue reading Dibad baxayaal careesan oo galay xarun Baarlamaan, Dabna qabadsiiyay